Video:-Roobdoon balaaran oo maanta oo maanta layskugu soo baxay Magaalada garowe

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha oo kahadlay goobta Alle lagu waydiisanaayey raxmadiisa ayaa waxa uu dhammaan dad weynaha reer Puntland ku booriyey kuna waniyey inay is cafiyaan isla markaana ay ka fogaadaan wax kasta oo ku keenaya alleh ka fogaansho,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Roobdoon balaaran oo maanta oo maanta layskugu soo baxay Magaalada garowe"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading