Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa galabta booqday dekadda Kismaayo.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kormeeray habsami u socodka howlaha dekadda & qeybaha ay ka kooban tahay.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.