Video:-Rooble iyo Waftigiisii oo la kulmay Golaha Wasiirada Masar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseyn Rooble iyo waftiga ku wehelinaya booqashada uu ku joogo dalka Masar,ayaa kulan laba geesood ah la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas iyo xubno ka tirsan Golahiisa Wasiirrada,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading