VIDEO: Rooble oo ka hadlay xaalada cakiran ee Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah Maxamed Xuseen Rooble, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu dadaallo ku bixiyay 24 saac ee u dambeysay sidii lagu hakin lahaa isku dhacyadii ka dhashay abaabul bannaan baxyo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading