Video:-Rooble oo xilkii kala wareegay Mahdi Guuleed

Ra’isalwasaaraha cusub ee Somaliya,ayaa maanta xilkii la wareegay.

Sharciyan waxay ahayd in Khayre ku wareejiyo,balse ma dhicin oo waxaa ku wareejiyay Mahdi Guuleed.

Sida warar hoose sheegayaan,waxaa hor istaagay Fahad Yaasiin madaxa Sirdoonka.

Fahad iyo Farmaajo waxay markale ku saneeyeen ilhaamo.

Khayre waxuu Warqad udiray Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka,taasoo uu ku dalbanayo in xil wareejinta isagu sameeyo oo ay sharci dastuuriya tahay.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading