Kullan saddex-geesood ah oo magaaladda Moscow ay ku yeesheen wasiiradda Arrimaha dibada ee Ruushka, Iiran iyo Siiriya ayaa mar kale Maraykanka uga digay in weerar kale uu ku qaado dalka Suuriya, waxayna dalbadeen in baaritaan caalami ah lagu sameeyo weerarkii Hubka sunta ah loo adeegsaday ee 4tii bishan ka dhacay Dalka Suuriya,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.