VIDEO: S/G. Gubadle “Taliyaha Ciidanka Somaliland wuxuu shaqo ka helay DFS”

Taliyaha Qeybta 26-aad ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland Sarreeye Guuto Maxamuud Maxamed Axmed (Gubadle), oo warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa soo dhaweeyay hadalkii kasoo yeeray Taliyaha Ciidanka Maamulka Somaliland.

S/G. Gubadle ayaa sheegay in taliyaha Ciidamada Somaliland Gen Nuux Taani uu kala diray ciidamadii Somaliland, kadib markii uu shaqa ka helay Dowladda Federaalka Soomaaliya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading