Video:-Saamaynta Soo laabashada Shariif ee Muqdisho

” Soomaaliya Afartii sanaba mar waa in ay Doorasho ka dhacdaa, Waana Dowladnimada Soomaaliya”.sidaa waxaa yiri Shariif Xasan.

Soo laabashadiisa Muqdisho ee maanta waxay ka dhigan tahay in laacib siyaasadeed oo culus kusoo biiray garoomada ciyaaraha siyaasada Somaliya.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading