Santuukhyada Cod bixiyayaasha,ayaa gaaray Gobolka Mudug Galabta Casar liiqii.
Waxaa soo afjarmay shaki laga muujinayay in ay gaari doonaan iyo in kale,kadib markii kooxda Aaran-shaydaan iyo R.Faroole isku dayeen in ay hor istaagaan.
Mudug waa Gobolka Cod bixiyayaasha ugu badan ay iska diiwaangeliyeen oo ay Ururadu ku kala baxayaan,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Mudug oo tirsanaysa Santuukhyadeedii Cod bixinta. pic.twitter.com/zV0iXY2Lma
— Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 20, 2023
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.