Video:-Sacdiyo Salaad”Waa lawada gaaloobayaa Oo Gaal,ayaa loo dhawaanayaa”

Gudoomiye kuxigeenka -aad Ee Golaha Shacabka Somaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar,ayaa kulan ka dhacay Muqdisho waxay si cad usheegtay inaysan ogolaan doonin kufsi loo geysto Gabdhaha.

“Waxaan la kulmay hanjabaado joogto ah oo iiga imaanaya Dad ku sugan Qurbaha,waxaana la kori doonaa maxkamad Dadkaas”Ayuu yiri Sacdiyo Salaad

Sacdiya oo u ololoneysa sharcigan,ayaa sheegtay in Haweenku aysan Diinta ku xadgudbeyn balse ay xaquuq raadis yihiin.

Kooxaha Wahaabiyada,ayaa Sharcigan si khaldan ugu turjumay Bulshada kana dhigay mid xuquuqsiinaya Dadka isku Jinsiga ah ee isku Galmooda.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading