Video:-Safiirka Ingiriiska oo booqasho ku tagay Baydhabo

Booqashada Safiirka,ayaa daba socota qiimayn ay beesha caalamku ku samaynayso arimihii keenay in uu fashilmo shirkii garowe.

Safiirka,ayaa Kismaayo kula soo kulmay Madaxweyne Axmed Madoobe oo uu kasoo xog waraystay arimahaas,waxayna xogo hoose sheegayaan in uu Axmed Madoobe ka gudbiyay dacwad madaxda Dowlada Fadaraalka ah.

Wakiilada caalamka ee Somaliya,ayaa Madaxweyne Farmaajo kulan kula qaatay garoonka diyaaradaha Aadan-cade xiligii uu kasoo laabtay shirkii Garowe.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading