Video:- Safiirka Jabuti ee Somaliya oo lagu soo dhaweeyay PDRC

Safiirka Jabuti ee Somaliya oo shalay gaaray Puntland,ayaa maanta booqday Xarunta PDRC .

PDRC waxay qabanaysaa Madasha 14-aad oo uu marti ku yahay Safiirka Jabuti loogana wada hadli doono doorka Jabuti ee Dowlad dhisida Somaliya.

PDRC waa Hay’ada Cilmi baarista Puntland oo laga dhex arko nidaamka,ilbaxnimada iyo soo jireenka reer Puntland.

Inkastoo magaceedu dheer yahay kasbatayna sumcad weyn hadana markaad soo gaartid halka ay ku taal waxbaad iska waydiinaysaa muuqaalkeeda.

Si kastooy tahay PDRC waa astaan utaagan Dowladnimada Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading