Video:-Sagaal ku dhimatay Qaraxii Ciidamada Puntland lagula eegtay Buuraha Galgala

Askar ka Tirsan Daraawiishta Puntland ayaa ku dhintay Qarax ka dhacay Buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari, halkaas oo Ciidan ka tirsan Puntland ay marayeen, Kadib markii mid ka mid ah Gaadiidkii ay wateen ku qarxay Miino dhulka lagu aasay,waxaana halkaas ku dhintay 9 ka mid ah Askarta iyada oo Shan kale ay ku dhaawacmeen,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading