C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ku guuleystay doorashada kursiga #HOP058, waxaa uu helay 54 cod wareeggii koowaad, taasoo ka dhigan in cod hal dheeri ah uu ku soo baxay.
“Kursigan waxaa idiin qaaday Qof han iyo howlkar leh”Ayuu yiri Sanbalooshe oo dib loogu doortay Kursigii Beeshiisa Maanta,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.