Video:-Sanbalooshe waa siyaasi miisaan culus oo wax badan og

Waxaan ka faa’iidnay xogta ah in Ciidanka Dowlada loo kala qaybiyay Qaran iyo Tuugo.

Waliba in Ciidanka Alshabaab la dagaalay ee u badan qabiilka Hawiye lagu sheego tuugo.

Kuwo Caabudwaaq, Buuhoodle, Gedo iyo Goldogob laga keenay laga dhigo Ciidan Qaran.

Arrintan waxay ahayd inayvka hadlaan Madaxda Hawiye ee xilka haysa ama hayn jirtay ee kala ah…..

Kheyre

Qoorqoor

Waare

Guudlaawe

Ducaale

Finish.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading