Video:-Sanbalooshe”Farmaajo waxuuba u haystaa in doorasho xirantay markii la doortay”

Shirkii Dhuusamareeb ee Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka ay ku kulmeen,waxuu ahaa mid miisaaman oo aan dhinac ka rarnayn lagu cadeeyay mawwifka Dowlad Goboleedyada waxna u hanbeeyay Madaxda Fadaraalka,ayuu ahaa”Sidaa waxaa yiri Sanbalooshe.

Isagoo hadalkiisa sii wata waxuu yiri….”Farmaajo waxuu uhaystaa in doorasho xirantay oo ayba dhamaatay markii la doortay isaga”…

Waraysi xiiso leh oo dhab ka hadal ah…

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading