Video:-Sanyare oo si adag ula hadlay reer Galmudug

Culumada ama kuwa Diinta Dadka iska xijiya si fiican buu ula hadlay Gudoomiye Sanyare.

Ra’isalwasaaraha waxuu usheegay hadiiba uu jiro waxtar uu samayn karo in Galmudug u baahan tahay oo uu la garab istaago.

Reer Galmudug Sanyare waxuu tusay in reer Puntland wanaag la jecel yihiin waxtarna la garab taagan yihiin.

Shabaab fariin buu udiray Sanyare uu ku leeyahay idin kama baqayno ee waan iska kii dhicinaynaa.

Isku soo wada duuboo Sanyare waa hadlay maalinkaas.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading