Hay’adaha ammaanka Dowladda Puntland oo Shir looga hadlay amniga ku yeeshay Magalada Garoowe, ayaa joojiyay gaadiid wixii ka dambeeya 5:00 galabnimo, laga bilaabo 31-july-2019.
Masuuliyiinta Hay’adaha ammaanka Puntland, ayaa sheegay in ujeedada loo joojiyay gadiidka wixii ka dambeeya 5:00 galabnimo ay tahay xaqiijinta ammaanka, maadama Degaanada Puntland ay ka bilaaban doonto dabaal-dega 1-da August oo ku began aas-aaskii Dowladda Puntland, oo 21 sanno jir.,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.