Video:-Sarkaal ka tirsanaa W.Maaliyada Puntland oo Maxkamadi xukuntay

BOSASO (IDILNEWS).Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobalka Bari ayaa xukun ku riday Cawaale Maxamuud oo ka tirsanaa Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ku eedaysnaa xatooyo hanti dadweyne iyo adeegsiga waraaqo been abuur ah.

Waa sarkaalkii ugu horeeyay ee tan iyo intii uu Madaxweyne Deni talada Puntland hogaaminteeda ku guulaystay loo qabto musuq,isla markaana maxkamad lasoo taago,inkastoo ay dad badani qabaan in Wasiiro muhiim ah oo ka tirsan Xukuumada ay taariikh soo jireen ah oo musuq-maasuq leeyihiin,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading