Sarkaal sare iyo ilaaladisii ,ayaa kasoo goostay Ciidamada Milatariga maamulka Jeegaanta ee Muuse Biixi Cabdi,waxayna saxaafada kula hadleen caaasimada Puntland ee Garowe.
Sarkaalkan iyo ciidankiisa waxaa loo gudbiyay kadib la hadalka saxaafada fariisinka Jamhada kasoo horjeeda maamulka Jeegaanta ee uu hogaamiyo Col.Caarre,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.