Video:-Saxaafada Carabta Oo banaanka soo dhigtay Ujeedada saldhiga Milatari Ee Berbera

Saxaafada dunida Carabta oo ceeebaysay dalka imaaraadka carabta farogelinta uu ku hayo Somaliya.

Imaaraadku waxay isku deyayaan in ay ka sameeyaan Berebra Saldhig Milateri kaasoo saddex ujeedo laga leeeyahay.kuwaasoo kala ah:-

1- In Somaliland laga abuuro kooox u shaqaysa Imaaraatka oo noqota boqortooyo, lana siiyo dhaqaale iyo awood ciidan si shacabka gudaha loo muquuniyo,

2- In kooxda jeeegaanta ee Somaliland maamusha hada ay heshiiska kula galeen UAE in ay ka difaacaan maamulka Somaliya.

3- In UAE noqoto dalka loo fasaxo khayraatka gobolada waqooyi,

Heshiiska tijaarada laga helayo waxaa iska leh beelaha Jeegaanta ku midoobey,sida heshiiskan dhigayo haduu u hirgalo waxa dalka iyo dadkaba la qorsheeyay in lagu kufsado qaab awood dhaqaale oo Khaliiijka laga soo qaatay, iyaguna ay awooda dawladeed weligood fadhiyaan..

Isku soo wada duuboo qorshaha Saldhiga Berbera waxa uu halis ku yahay shacabka Waqoooyi iyo guud ahaan Somalida kale,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading