Xildhibaanada oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa waxa ay ka warbixiyeen u jeedka socdaalkooda, waxaana ay walaac ka muujiyeen xaaladda ammaan, dhaqaale, siyaasadeed iyo horu socod ee Soomaaliya.
Senatarada reer Puntland,ayaa waxa ay sheegeen in madaxda dowladda Fadaraalka ah ee Soomaaliya ay caqabad ku yihiin dhammaystirka dastuurka Soomaaliya, hannaanka doorashooyinka dalka, xallinta khilaafka kala dhexeeya dowladda Fadaraalka ah iyo Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.