Maalmo mudaaharaadyo ah iyo deganaansho la’aan ayay u tahay dadka ku dhaqan magaalada Xuduuda ku taala ee Baledxaawo ee gobolka Gedo, halkaasoo ciidamada Kenya ay ka dhisayaan derbi dheer oo xuduudda labada magaalo ee Baladxaawo, Somaliya iyo Mandheera, Kenya kala xiraya,hoos ka daawo muuqaalka
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.