Video:-Shacabka Buuhoodle”Cali Khaliif nama matalo,maanta laga bilaabana Buuhoodle masoo geli karo”

Shacabka Degmada Buuhoodle ayaa maanta dhigay banaanbax ay ku muujinayaan sida ay uga soo horjeedaan Cali Khaliif iyo Somaliland wada hadalada u socda.

Shacabka ayaa sheegay in uusan cali matalin maanta laga bilaabo,sidoo kale uusna dib ugu soo laaban karin Buuhoodle,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Shacabka Buuhoodle”Cali Khaliif nama matalo,maanta laga bilaabana Buuhoodle masoo geli karo”"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading