Bartamaha magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa waxaa ka dhacay dibad bax ay shacabka kunool magaalada Garoowe uga soo horjeedaan dhibaatada shacabka Laascaanood kala kulmaan Soomaaliland sidoo kalena lagu taageerayey ciidanka difaaca dowladda Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.