Video:-Shacabka Muqdisho oo dhaliilay xirnaanshaha wadooyinka

Meelaha laga soo galo Muqdisho waxaa la dhigay kontaroolo adag waxaana guud ahaan ay ciidamdu joojiyeen gaadiidka soo gala magaalada waxaana abuurmay goobo gaadiidku ay ku kala wareegaan. Dowladda ayaa xalay furtay qayb ahaan magaalada iyadoo xirnaanshaha magaaladuna ay saamayn ku yeelatay nolosha dadka,hoo ska daawo muuqaalka.

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading