Kulankan ayaa shacabku su’aalo ku weydiinayeen qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ,su’aalaha Xildhibaanada la weydiiyey ayaa u badnaa Miisaaniyada Puntland 2018 , doorashooyinka Puntland ee soo socda .heshiisyada golaha fulintu ay galaan waxay kala socdaan Barlamaanku
Xildhibaanada kasoo qaybgalay kulanka ayaa si faahfaahsan uga jawaabayey su’aalaha la weydiiyey waxayna bogaadiyeen kulankan oo ay sheegeen inuu qayb ka yahay maamul wanaaga,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka hoose ka daawo muuqaalka
Abdirisaq Juba idil News Garowe
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.