Video:-Shacabka Sanaag oo si weyn u taageeray hawlgalka dib u xoraynta Sool

Shacabka Gobolka Sanaag ayaa taageeray hawlaglka dib uxoraynta Gobolka Sool ee ay ku dhaqaaqeen Ciidamada difaaca Puntland.

Kulan balaaran oo lagu qabtay xarunta Wasaarada Haweenka Puntland ee magaalada Badhan ayay shacabka qaybahiisa kala duwan ku muujiyeen  taaageerada ay la garab taagan yihiin Ciidamada difaaca Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo  muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading