Video:-Shacabka Somaliyed Oo si adag uga hor yimid darbiga beled-xaawo Ee ay dhisayso Kenya

Shacabka Somaliyed oo si adag uga hor yimid darbiga Kenya ka dhisayso Xuduud beenaadka Beledxaawo.

Shacabka ayaa sidoo kale fariin adag udiray dowlada fadaraalka ah gaar ahaan Madaxa ugu sareeya ee Madaxweyne Farmaajo.

”Farmaajooow naf isgali cudurkan afbuurka ah ee kugu dhacay muxuu ahaa,wax walba oo dalka ka dhaca waa ka aamusaysaa”sidaa waxaa yiri mid kamid ah shacabka Somaliyed.

Sidoo kale muwaadin kale ayaa yiri”Madaxweynihii aan dooranay udacaynay u madahaaraadnay lama hayo ma joogaa mise waa maqan yahay,cajiib,madaxweyne hadal oo hogaamintaada qaado ,yaa meel kugu xirtay kumeee”’

Hoos ka daawo muuqaalka shacabkaas oo dhamaystiran.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading