Video:-Shacabka Laascaanood OO mudaahaaraad kala hortagay Maleeshiyada jeegaanta

Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa ka dhacay banaan bax ay dhigeen bulshada kala duwan ee magaaladaasi,kaasi oo looga soo horjeedo maamulka Soomaaliland laguna taageerayey ciidanka Puntland.
 
Mudadii banaanbaxa socday waxaa in ay joojiyaan isku deyey ciidanka Maamulka Somaliland ka soo daabulay Hargaysa iyo Burco si ay shacabka magaaladaasi u caburiyaan
 
Sideed qof oo afar dhaawac culus ay qaban,ayaa ku dhaawcmay iska hor imaadka dhexmaray Maleeshiyada Jeegaanta iyo shacabka caraysnaa ee mudaaharaadayay..
 
Xaalada Magaalada ayaa kacsan waxaana dhamaan go’an wadooyinka dhexmara Magaalada oo ay shacabku ku jareen Dhagxaan iyo Taayiro ay ku gubeen,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading