VIDEO: Shaqaalaha Dekedda Garacad oo tababar loogu soo xiray Jabuuti

Dawladda Jabuuti ayaa tababar aqoon kororsi ah maanta usoo xirtay qaar kamid ah Shaqaalaha cusub ee dekeda magaalada Garacad gobalka Mudug, oo dhawaan shaqo bilaabaysa.

Halkan ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/QAwRECakrXo

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading