Video:-Shaqaalaha Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Doorashada PL oo loo kala dirayo Gobollada

Muuqaalkan waa Shaqaalaha diiwaangalinta Cod bixiyayaasha Gobolada Bari,Karkaar iyo Gardafuu oo 5-ta bisha ay ka bilaamanayso wajiga koowaad ee diiwaangalinta.

Shaqaalahan,waxaa lagu tababaray shuruucda Guddiga, xeerka diiwaangelinta,talaabooyinka ay marayaan Dadka isdiiwaangalinaya,Qalabka ,iyo nidaamka lagu diiwaangalinayo codbixiyayaasha.

Guddiga Doorashada Puntland,ayaa lagu amaanay Shaqada baaxada leh iyo dadaalka ay muujiyeen.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading