Video:-Shariif Xasan oo Baydhabo dib ugu soo laabtay kana warbixiyay socdaalkisii Turkiga

Madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sh,Aadan oo maalmahan safar caafimaad ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo.

Shariif Xasan ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay saxaafada uga warbixiyay arimo badan oo ay ka mid tahay xaalkiisa  caafimaad,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Be the first to comment on "Video:-Shariif Xasan oo Baydhabo dib ugu soo laabtay kana warbixiyay socdaalkisii Turkiga"

Leave a comment

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading