Video:-Shil Gaari oo sababay Khasaare xoog leh oo ka dhacay Gaarisa

Ugu yaraan 11 qof ayaa ku geeriyootay kadib markii baabuur rakaab ah iyo baabuur xamuul ay isku dhaceen, waddada Bangal-Ukasi ee deegaanka Tana River ee dalka Kenya.

Shilkan ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay 31 qof oo kale, sida ay goobjoogeyaal u sheegeen idaacadda. Dadka dhaawaca ah ayaa waxaa la geeyey isbitaalka Garissa County Referral Hospital ee magaalada Gaarisa.

Baska ayaa la sheegay inuu ka yimid magaalada Wajeer kuna socday magaalada Nairobi.,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading