VIDEO: Shir looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Gaalkacyo

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka & Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Maxamed Dhabancad, oo ay wehliyaan Wasiir katirsan Dowladda Puntland ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Guddiga Amniga Gobolka Mudug oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada magaalada Gaalkacyo.

Shirka ayaa looga hadlay dardargalinta amniga, xoojinta wada shaqaynta Hay’adaha Dowladda iyo bulshada, Daadajinta Adeegyada bulshada, iyo Dardar-gelinta howlaha shaqo ee Horyaala Guddiga amniga.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading