Shirka wadatashiga wasaaradaha Warfaafinta dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraafederaal iyo wasaarada Warfaafinta ee dowlada dhexe oo Muqdisho ka furmay.
Shirkan ayaa looga hadlayaa iskaashiga warbaahinta qaybaheeda iyo mideynta fikradaha loo gudbiyo bulshada.
Shirkan ayaa socondoona mudo 3-maalmood ah waxaana goobjoog ka ahaa wasiirka warfaafinta dowlada fadaraalka soomaaliya iyo Wasiirada Warfaafinta Dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalka ,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.