Video:-Shirka ka hortagida Nafaqadarida Oo Garowe ka furmay

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey shirka la dagaalanka Nafaqo darrida Puntland, Shirkan oo saddex biloodle ah ujeedkiisu waa sidii wadajir loola la dagaalami lahaa Nafaqo daridda, waxaana ku kulma dhammaan Wasaaraddaha Dowladda ee arrintan khuseyso iyo Hayáddaha kala shaqeeya,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading