Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Cabdiweli Mire Xirsi iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha heer federaal Siciid Calasow,ayaa furay shirka Wada-tashiga hortabinta Mashaariicda xasilinta iyo nabada
Somaliya,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.