Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu shir Guddoominayey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa todobaadkan looga hadlay arimo muhiim ah oo ay ugu waa weynaayeen..
1.Amniga,
2.horumarinta
3.Waxbarashada farsamada gacanta,
4.Siyaasadda hantida Dowladda,
5.Siyaasadda xisaabaadka Dowladda
6.Xaaladda dadka naafada ah ee Puntland.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.