VIDEO: Shirkii Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Musharixiinta oo fashilmay

Shir saacado badan qaatay oo u dhexeeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharixiinta ayaa kusoo dhamaaday Natiijo la,aan kaddib markii ay isku mari waayeen dhinacyadu qodobada qaar.

Midowga Musharixiinta ayaa ka dalbaday Ra’iisul Wasaare Rooble inuu qaato doorka Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo, sidoo kalena ay door ku yeeshaan. Balse Rooble ayaa arintaas ka biyo diiday.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading