Garoowe : Shirweynihii dib u eegista xeerka shaqaalaha rayidka ee soomaaliya ayaa garoowe lagu soo afmeeray caawa .
Shirkan waxaa kasoo qayb galay dhamaan madaxda dawladaha xubnaha ka ah Dawladda federaalka iyo Dawladda Dhexe ,waxaana looga hadlay sidii loo heli sharci maidaysan oo soomaliya oo dhan ah,hoos ka daawo muuqaalka.
HALKAN HOODE KA DAAWO
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.