Shirweynaha Haweenka Puntland ee ka qayb galka doorashooyinka dowladaha hoose oo Garowe ka furmay.
Muddo Sadex Cisho ah oo uu socon-doono waxaa looga arrinsan-doonaa sida Haweenku ay kaalin muuqata ugu yeelan lahaayeen Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka Puntland.
Halkan ka daawo muuqaalka






Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.