Video:-Madaxweyne Deni oo bixiyay Waraysi caaqibo leh oo uu kaga hadlay Shirkii Afisyoone ee fashilmay

Si waafi ah oo balaaqadeeda ay sareyso, oo dagan oo cid walba ay fahmi karto buu u sharaxay waxii dhacay Madaxweyne Deni.

“Waxaan kusoo kala tagnay wadatashi oo waliba isagaa codsaday markaan Xaafadihii nimidna muuqaal sii diyaarsanaa,ayaa lasii daayay,waxaana cadaatay in uusan rabin doorasho in dalkan aado,anagu dareenkaas waa qabnay waxaase muhiim ah in Shacabka Somaliyed ogaadaan,waxii dhacay Madaxweynaha cid la qaybsanaysaa majirto”Ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Halkan ka dhagayso Codka Madaxweynaha


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading