Video:-Siciid Diiriye”Shirka Garowe waa jug-jug meeshaada joog

Xildhibaan Horre Siciid Diiriye,ayaa ku tilmaamay Shirka Garoowe mid aan waxba soo kordhinayan oo dhaan dabagaale ah.

”waxaan u arkaa Jug jug Meeshaada Joog Shirka garowe’ayuu yiri Siciid Diiriye.

Sidoo kale waxuu ku tilmaamay Wax lagu qoslo fikrada ah Xamar maqaam bay ubaahan tahay gaar ah,waxuuna Siciid Diiriye khalad ku tilmaamay ka qaybgalka shirka ee Duqa Muqdisho Yariisoow,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading