Video:-Sidee loo arkay hadalkii Madaxweyne Xasan?

16-saac kadib hadalkii Madaxweyne Xasan Dadku siyaalo kala duwan,ayuu uga falceliyay.

Dadka qaarba meel aysy ku dhufteen qiimaynta ka hadalkiisii dhacdadii Hotel Xayaat iyo xaalka amniga guud.

1.Nin daalan oo Kursigii uu ku fadhiyay ku dhex dhacay.

2.Nin aan la hor imaan Umadda qorshayaal waa weyn oo amni.

3.Nin aan ku hadlin erayo Cadowgu ka naxo .

4.Nin hadalkiisu iska daba hor imaanayo oo uusan fadhiyin.

5.Nin ay ka muuqato hogaamin ka hoosaysa mida looga fadhiyay.

6.Nin hadalkiisu dib udhac yahay.

Madaxweyne Xasan weli uma buuxsamin 100-kiisii maalmood ee ugu horeeyay ee Xukunka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading