Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Abdiladiif Muuse Nuur, Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Mudug Muumin Cabdi Shire, Guddoomiyaha Maxkamadda darajada kowaad iyo Masuuliyiin kale ayaa Salaada Ciida Adxaa Shacabka Magaalada Gaalkacyo kula tukaday Garoonka kubada cagtaa ee Cawaale.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.