VIDEO: Sidee Madaxweyne Deni loogu soo dhaweeyay Muqdisho ?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho kusoo dhoweeyay Masuuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada .


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading