Ismail Omar Guelleh, ayaa markii shanaad maanta loo dhaariyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, kaddib guul uu ka gaaray doorashadii April oo mucaaradku qaadaceen.
Caleema-saarka 73 sanno jirkan, Jabuuti xukamayay 23 sanno, ayaa waxaa ka qeybgalay Madax ay kamid yihiin Ra’iisul Wasaarayaasha Itoobiya, Somalia iyo Madaxweynayaasha Kenya iyo Somaliland.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.