Video:-Sidee u dhacday Maxkamadayntii kiiskii Caa’isho Ilyaas.

Maxkamadda darajada 1aad ee Gobolka Nugaal ayaa saaka u fariisatey dhageysiga dacwada kiiska marxuumad Caasho Ilyaas Aadan oo saakay oo sabti ah dib loogu balansanaa.

Dood adag,ayaa ka dhacday goobta,taaoso dhexmartay Xeer-ilaaliyaha guud iyo qareemada udoodayay eedaysanayaasha,hoos ka daawo muuqaalka.


Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading