Video:-Sidee xilalka ula kala wareegeen Agaasimayaasha laysku badalay ee laanta socdaalka Puntland

Maxamuud faarax Ashkir Farasle agaasimaha cusub ee laanta socdaalka Jinsiyadaha Puntland ee dhawaan madaxweyne Gaas u magacaabay,ayaa xilkii kala wareegay agaasinkii hore ee shaqadans oo waday sanado badan.
 
Maxamuud Faarax Ashkir Farasle ayaa ah nin dhalinyaro ah oo aqoon leh laguan han weyn yahay in uu horay usii wado xaafiiskaas dalka iyo dadka muhiimka u ah,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading